Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhacay degaanka Dhoobley & khasaare ka dhashay

Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay degmada Dhoobley oo ku taalla xadka gobolka J/hoose uu la wadaago Kenya kaasoo dhexmaray ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo xoogag taabacsan Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu bilowday markii dagaalyahano hubeysan ay weerar ku qaadeen goobo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamada daraawiishta Jubbaland. Dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhacay degaanka Dhoobley & khasaare ka dhashay